Al-Shabaab oo dib ula wareegtay degaano dhowaan laga saaray

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya gobollada Jubbooyinka gaar ahaan Jubbada hoose ayaa sheegaya in xoogaga Al-Shabaab ay dib ula wareegeen gacan ku heynta deegaano laga saaray dhowaan oo ku u yaalla hareeraha magaalada Kismaayo. Deegaanada Janaay Cabdalle iyo Beerxaani oo hoos yimaada magaalada Kismaayo ayaa maanta dib ugu laabtay Xoogaga Al-Shabaab iyagoo aan … Continue reading Al-Shabaab oo dib ula wareegtay degaano dhowaan laga saaray